Dhegeyso: Hanti Dhowrka Guud Oo Sheegey In Hanjabaad Kaga Timid Dhinaca Madaxtooyada

0
28

NuurJumcaaleHanti Dhowraha Guud ee DowladafEDERALKA Dr. Nuur Faarax Jimcaale oo Maanta Shir jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in loo diiday Shaqadii uu u hayay Shacabka Soomaaliyeed isla markaan ay istaagtay Shaqadii Xafiiskiisa.

Waxa uu tilmaamay in Shaqada Xafiiska laga joojiyay Madaxtooyada Muqdisho islamarkaana Shaqaalaha iyo Asagaba loo diiday in ay galaan Xarunta Madaxtooyada, waxa uu sidoo kale eedeen u jeediyay Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada oo uu sheegay in ay dhibaato u geysteen gaari uu watay.

 

Hanti dhowrka

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

Hanti dhowrka mobil