Dhegayso..Maxkamada Ciidamada oo u digtay taliyayaasha ciidamadooda Isbaarada dhigta Gobolka Shabeelaha hoose

1
21

shuuteMaxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa waxay markii ugu horaysay u digtay taliyayaasha ciidamadooda Isbaarada dhigta Gobolka Shabeelaha hoose xili Ciidamada dowlada oo qaab beeleed u dhisan looga maara waayay inay joojiyaan Isbaarooyinka ay u dhigtaan Shacabka gaar ahaan gobolka Shabeelaha hoose

Halkaan ka dhegaysoshahoose (1)

1 COMMENT

  1. Hadalkan waa qawda maqashii ee waxna ha u qaban, Al Shabaab maalin keli ah hadii ay la wareegto maamulka gobolkan hal isbaaro laguma arki lahayn meesha.Ogow Al Shabaab Dowladnimo masheegan karto ee waa qaswadayaal, lakin waxaa la yaableh qaswadayaal oo nidaamiyo kala dambeyn abuuri karo iyo wax Dawlad sheeganaayo oo mooriyaan askar u tahay nidaamkana laga la’yahay.
    Shacab Alla u maqan.

Comments are closed.