Wasiirka Gaadiidka Maamulka Lexda Gobol oo Ka Warbixiyey Bananbax Maanta Ka DhacayMagalada Baydhaba

5
32

leestoWasiirka gaadiidka ee maamulka lixda Gobol Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa uu ka waramey bananbax balaaran oo looga soo horjeedo  maamulka saddexda Gobol oo maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo.

Dadkii banaanbaxa isugu soo baxay, ayaa waxaa la sheegay inay kala eryeen ciidamada Booliiska iyo kuwa Milateriga ee Magaalada ku sugan,waxaana amarkaasi bixiyay sida uu Cabdulaahi Maxamed Idiris (Leesto) Taliyaha ciidamada Booliiska Gobolka Baay.

Wasiirka Gaadiidka Maamulka lixda Gobol Cabdulaahi Maxamed Idiris (Leesto) ayaa ku waramaayo in dadkii banaanbaxa dhigaayay qaarkood ay waxyeelo soo gaartay, inkastoo uu sheegay in iyaga ay ku sugan yihiin gudaha xarunta ADC oo ciidamo ay ku hareeraysan yihiin.

Halkan ka dhegayso

Unknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. Gobanimo waa uu dhalasho Cabdullahi mad Idiris( Leesto) NOLOW anagana garabkina aan taganahay.
    Cadadis iyo Caburis waa dhamatey Boobland iyo Tugada DM shegato oo Dollarka qadatey ayaga meel daran Allah ha uu dambeysiyo Amin

  2. war ninkaan waa afduube nin somali americana ayuu baydhabo afduub lacageed uhaysteen ka dibna isku dayeen inay dilaan waa leesto iyo amina eelaay nabadsugida baydhabo dacwo adag ayaa ayaa lagu soo oogayaa leesto ka fogaada xataa waxaa dacwada ku jirta in alshabaab laga gadayay ninka oo alshabaab ayaa uu rabay inuu ku wareejiyo lakin sida la cadeeyay waxaa soo badbaadiyay ninkaas boliska baydhabo leesto cidii waraysataa waa cid qatar og ka fogaada

  3. Reer Janna waa jidgaleene (Those who resist are heaven bound)
    Reer Jahima iska jooga (Those who submit to support the right cause and lend a helping hand to their wronged brethren. Somalia can only stand again on its feet and have its honorable place in the world stage if, and only if Somalis stand up and fight for their rights.No Justice No Peace.

Comments are closed.