Dhegayso..Warbixin ku saabsan waxa hortaagan inuu furmo shirka Garbahaareey

0
23

hayeMagaalada Garbahaaray waxaa lagu balansanyahay shir ay yeelanayaan beesha Sade kaas oo aanan wali furmin waxaana magaaladaasi wali tagaya masuuliyiin badan.

Hadaba ujeedada shirkaan iyo waxa hortaagan inuu furmo ayaan ka wareesanay Rashiid Axmed Cali oo ka mid ah qaban qaabiyaasha shirkaan.

Waxaana wareystay Wariyaheena Axmed Cumar Saalixi.

Rashiid Cismaan Cali

Ku dhegayso Moobilkaaga