Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

0
39

wadajiro

 

 

 

 

 

Wadajirradio waxaad si toos ah uga dhegaysan kartaa 712 432 5765

—Madaxweyne Xasan Shiikh oo Muqdisho dib ugu soo laabtay
—Shirka Baydhabo oo Dowlada ka codsaday inay keento dhaqaalihii shirka lagu wadi lahaa
—Madaxweyne Madoobe Nuunow oo Warbaahinta Kula Hadley Magalada Baydhaba
—Howlo wadadooyinka lagu dhisaayo oo Baydhabo ka bilowday
—Xiisado ka taagan magaalada Gaalkacyo iyo maamulka Galmudug oo sheegay inay fasaxeen shaqada garoonka diyaaraha ee magaaladaasi.
—Shirka maamulka loogu samaynayo gobalada dhexe oo lagu wado inuu ka furmo magaalada Cadaado.
—Qarax khasaaro geestay ayaa wuxuu ka dhacay degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo.
—Shirar is diidan oo lagu kala abaabulayo
degmooyinka Garbahaarey iyo Kismaayo
—Maxaa hortaagan inuu furmo shirka garbahaareey
—Labo Qof oo Oon iyo Macaluul ugu geeriyootey Tuulada Dhaso oo ka Tirsan degmada Ceelwaaq

Halkan ka dhegaysoUnknown Album