Daawo: SHEEKH AL-SUDAYSI oo markii ugu horaysay qiray khatarta Khawaarijtu leedahay.

1
100

sudayWaxaa markii ugu horaysay si lama filaan ah looga maqlay Sheekh Cabdiraxmaan Al-Sudeysi Imaamka iyo Khadiibka Xaramka Makka khudbadii Jimcaha ahayd arin inta badan aanay soo hadal qaadi jirin guud ahaan culimada Sacuudiga gaar ahaan Imaamka.

Sheekh Al-Sudeysi ayaa ka hadlay markii ugu horaysay khatarta iyo fasaadka khawaarijta ay ka wadaan caalamka Islaamka, waxaana uu aad uga digay dhalinta kheerka jecal in aysan ku kadsoomin beenta iyo hadalka macaan oo ay Khawaarijta ka dhigtaan dabin ay ku dabtaan dhalinta aan diinta wax badan ka aqoon si ay danahooda ugu fushaan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO

1 COMMENT

  1. maasha allaah waa shiikhyada aan ugu jeclahay shiikh abdulrahman al sudaysi aniga waxaan jeclaan lahaa in qawaarijta meel looga soo wada jeesto maxaa yeelay waxay fidno ku yihiin waa diinteena muslimka ah umadii illaahayna waa kaas oo ay dulminaayaan oo xitaa waxaan maqlay inay soo hajuumeen shiikhyadii illaahay inay dilaan marka dadoow madhicikartaa inaan khawaarijta aan taas uga gacmo laabano waa maya su’aasha waa in si xun loola dagaalamo ayaga iyo wixii kufikir ahba illaahoow kor kayeel kuwa islaamka ugar gaara aan aniga kamid ahay aanan lacabsan fikrada saxda ah illaahoow mar walba iguulee oo nabad baadi aniga iyo kuwa ila mid ka ah shaydaamadaan alshaydaanka ahna illaahoow umadeena dhibka ay ugeesteen cadaab daran ay kuwaaraan ugu badal islaamkana badbaadi

Comments are closed.