Justice Sought For Abshir

0
35

axmedWebsidka Boliska magalada toronto ayaa waxaa lagu soo daabay codsi ey dooneyso iney sida ugu dhaqsiyaha badan ku helaan cidii ka dambeysey dilkii loogu geystey xaafada Lawrence Heights Abshir Axmed oo sii gardaro ah loogu toogtey isagoo ku sugan albaabka hore ee gurigiisa. 

Boliska  ayaa waxaa ey ka codsaneysaa  cid walboo wax ka og  in sida ugu dhaqsiyaha badan ey ula xiriirto saldhiga uga dhow,  Hadii aad dooneyso macluumaad badan ee ku saabsan halka aad la xiriireyso waxaad gashaa linkiga hoose ku qoran.

http://tpsnews.ca/stories/2014/07/justice-sought-abshir/

 

Daafeet.Com