Dhegeyso:-Odayaasha, Xildhibaanada Iyo Waxgaradka Beelaha Hawiye Oo Marlabaad Sheegey In Gobolka Sh/Hoose Aan La Hoos Geyn Karin Gobolka Bay

12
88

DhaqankaOdayaasha iyo waxgaradka beelaha hawiye ayaa maanta waxaa ey kulan ku yeesheen magalada muqdisho kulankaas oo looga hadlayey go.aankii kol dhaweyd ey xukuumada gudiga ugu magacawdey 3da gobol ee koonfur galbeed.

Garaad C/laahi Jaamac Xuseen oo ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliya oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in Aqoonsigii Maamulka Saddexda Gobol iyo Gudigii Dhawaan uu Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ay yihiin kuwo aan Sharciga Dalka u yaala aan waafaqsaneyn.

Sidoo kale Odayaal ka hadlay Kulanka ayaa sheegay in aysan ogolaan doonin in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay laga Maamulo Gobolka Shabellaha Hoose.

 

belaha hawiye

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

belaha hawiye mobil
Daafeet.Com

12 COMMENTS

  1. XAQIIQADA:
    Arimaha GOBOLKA SHABELLADA HOOSE ka taagan; barakaca, dhiga daadanayo, dhul boobka, dhaca, bililiqada iyo kufsiga loo geesanaayo shacabka – HAWIYE oo dhan shaqo kuma laha, mana ahiin ariin siyaasadeed ama qabileed.
    Madaama eey shacabiga Soomalidu eey ku jireen mudo dheer xaalad adag, colaado, dagaalo qabiil, iyo dulmi wa og yahiin kuwa ka masuul ah mashaqada ka taagan Sh. Hoose. Wa yaqanaan kuwa imaanka ka tagay oo maalin waliba, mar kastaba laga cel/celinaayo wax eesan la heen, xoolo eesan la heen, guri eesan la heen, maqaalo eesan la heen, hadane la yimid gobal eesan la heen. Waxan leenahay isku xishooda, Somaaliyo dhan wa idiin jeeda. Waxaad boob, dhac ..billiqo u geeysateen umado maxaad ka heeysaan. Ti AAKHIRINA wa idiin sugeeysa. AWDHEEGLE maxa Cadaado ka galay??????
    Xata labiska “Odayaasha” eey xertaan wa bililiqo dhaqameed: KOOFIYADI BANAADIRGA, MACWISTI IYO CIMAMADI WADA SOCODO. Labo go ayagoo wata eey Xamar, Marka , Afgoe ..Baraawe soo galeen.
    Waxa la yiraahda:
    ” Mukulaal meeshey macaan ku barato eey macluul ogo dhimata”
    “Moryaane meeshey moos iyo babaay ku barato eey macluul ogo dhimata”

    • RAXAWEYN SADEXDA GOBOL WA DIDEEN. NIMANKAANA WEY DIIDAN YIHIIN. EE MAXAAD KU HEYSATAAN MISE WIXI LA SHEGAYEY BA RUN AH

  2. adiga oo soo qorey waxa ay sheegen beelaha hawiye adiga rayigaaga intee racsiin laheed shabeelada hoose hadii aad tahay shancaleemood waan ogahay meeshaad ku biireyso lakiin hadii aad tahay gaal jecelna olahaagii waan kawar haaynaa hadaba beel hawiyo shabeelada hoose looga tashanaayo malahan nigaan garka deystey gobolkiisa ha aado buuqaan meesha aha kadaayogobolkooda ku filan qof weliba kan ha ilaawaano sadexdaan gobol way israacayaan in shaa alahu dhalin yaradoodana wixii diida aygaa u abaabulan habeenimo kararaan meeshaasi sidaasi ogow

  3. kkkkk balcad iyo jowharne kudarta hada afoge iyo ceeldheere jasiirood qaadateen ileen waa isku mide magca shabele hose haka raacine kkkkkkk ama qof walbo qeebteeda haqaadato aniga mudulood hadan ahay dhulka aan deganahay aa igu filan oo ilaaheey barwaaqo iiga dhigay marka biyamaal iyo shanta caleemood iyo gare haku biirano

  4. waxaa wax lala yaabo ah oona laga xumaado xadalkan jogtada ah ee Habiye xad iyo jeer oo ku xadlo waxaa sucaal iga ah Habiye hadee ka Degaa G/ shabeelada Hoose Degmoyinkiisa 8 ah mise 91 dii ayey xog ku Qabsadeen oo Dadkii Laayeen ma sidaasbaa xalku Gobolka mesha lagu darayo iyo meesha lagu Dareyn Dadkiisa ayaa gocaanka iska Leh balse Hawiye Lagalama Tashanayo waxaa isku keydarsan cadaado iyo shabeelada Hoose kheyrka ay Dadka u dilayaan Illaah ayaa Bixiyo oo mid la sameystay ma ahan waxaa kaloo ila Tahay Hadii Gobolkan Loo dhaafo Hawiye walahi Qeyrkan ma jiri Doono oo nabad Guur ayaa ku dhacayo wayo waa dad saan kulul waa dad Xaq iyo baadilka u kala Baxsaney waa dad xalaasha iyo xaaraanta isku si u ah ilahayna intaas Rali kama ahan ee umadan masaakiinta ilahay ku maneystay Qeyrkan Lanoolaada oo Qoriga dhiga yanbada Qaata barakada alla ha idinka Qaadee

  5. Hewi dili iyo hoolis galidi hang ku dheer abowyaalkani iya ki maagmaagen Nin Nin hawi dili Nin iski shageysidi mal xamidow adigo shimbir dili amal lay haayen unini awowyaalkeen haan weelney

  6. madoobe nuunow ,ha u saxiixo gobolka shabeelaha inuu hawiye qaato,, illeen asaga waa diidee,, lix gobol ayaa raadinaa ha noogu sheekeeyo ,, anagana aan u sacab tunno.. laakiin mid ogaada,, mirifle waa laga tala baxaa haddii ay fahmi waayaan shirqoolka hawiye,, digil waa inuu tashadaa,,ee ma aha nin qandaraas wato inay wax ka sugaan,,,,,,,,,,

  7. Khiristanki iyo yahuuda heshiis maaha waxay heshiis ku yihiin iney Muslim dhibaan hawiyo iyo darood heshiis maaha lakiin waxay heshiis ku yihiin digil mirifle in dhibaan fadhiga. Halaga kaco shago badan ayaa moo taalo

  8. To omarbongo su’aal dadka aad leedahay gobolkaan uma dhalan intee ka imaadeen ma’ahan miyaa soomaali mana ahan miyaa dadkii dhulkaan kula dagaalay talyaani iyo xabashi marka dad 500 oo sano daganaa ayaad waxaad leedihiin ha ka baxaan dhulkaan mideeda kale adiga qoomiyadaadad aad u doodeeso armaysan soomaali sax aheen dadkaan ma diidana in ay la noolaadaan walaalahood laakiin dulmiga waxaa wada oo la arkaayo waa idinka ama biyomaal ahoow ama eelaay ahoow illaahay hadii laga cabsanaayana dhulkaan illaahay waa nagu wda abuuray laakiin dadkii usoo halgamay ayaa meel walba dagan arintana waa saas hadii aad arbto xaqiiqda mana kabaxaayaan dhul ay daganaayeennus qarni marka waxaan idin kula talin lahaa inaad islaam ayaa layahay inaad umada fidno yaan la dhaxdhigin.hadii aad dad gaar ah aad naceesaan inaad dhulka lawadaagtiin ka guura oo uguura meel kale mana idiin imaan doonaan meeshiina neceeb kiina ku heesta.bal aan aragnee meeshaad lagaartiin.

  9. Aw Umur, marka hore ki salaamee, tan xigto in badan aa ila socodii qoraalidaa, wareeysishidaa, iyo commentiskaaba! Wal eed in faylinwa ma xun, laakiin ani way koo dhehee lama sheey:

    1- Niminkaan Aboow Aboow mikii dhaafaayaan- oo anii waddanka seedi – dhowr jeer oo dhul gacan
    mikiinki jiro, dad wal tor ehna ma haayto, Marka
    muku faylahàa taladiyee Ku shaqeeyto sii lamadaas arimood ki hala lahaaytii?

    May weeli ani wal torkaa, wal qabadkaaba si faylee inli socode, iyo Geesinimidaa-

    Ilaahey way niinki sheegeey Qur’aanka ( INNA ALLAHA LAA YUGAYIRO MAA BIQOOWMIN XATTAA YUGAYIROO MAA BI ANFUSIHIM).

    2- Kkkkk, Ankaartaa badan yaa oo qosliisi, dhowr jeer ki aragi adoo habaaraaso, Dadkaan Habaar wal muku toraaso, Ee wallahi way wal ku toreeyee hadalkii la dhaha jirii oo eh ( QANIINYO AA QANIINYO KOO REEBAASE)

    Tan kale ogaaw, dadkaan Gobolka sheegidooyaan iyuba ogyaan inoo Gobolka iyo dan unku lahaayne, ee dantiyoo ato kaliya maal Ku suubsisho, sida Isbaarooyinka, Business ka iyo lacgyaha liki magacaabaaw Canshuurta oo liki shubudaaw JUUNIYI YAAL, OO Daba galna in lahaayne iyo cid shuqul ki lato, unku ahaayne iyoo!

    Run aa in muddeey Diidmida 3da ama 6da? Wallaahi inoo iya in shal jeelaayne way daliil in ayaa Dagaalkii liki Burburiyi Maamulkii Shaatgaduud iyo RRA, oo iyoo isticmaaleen Mas’uulintii markaas Hoggaanka haaytii! Way hore liin dheheey Furi dadeey furaagaa aa dhumiyee! Niminkaan ma diidinyaan Mirifle inoo usi Canshuurta Baydhabo Iski galaan, Digilna sidiitiis lee ahaado, hor mar in jirne, xisaabtin in jirne, wal barasho in jirne, Caafimaad in jirne, dib in dhis iyo wal alaale walaagii Social Services eh in jirne! Marka may la sugooye?
    Nolola in sidaas lee ahaato!

    Inta miki soo koobu koro qoraalka dhabta eh, ee Niminka layaan dhulka unii in dhalani Ilaahey wal hakasiisiya, Halna ogaaw Dhulkaas Digil aa mas’uul Ku aye walaaga Ku dhiyooyo oo foolxumidi eh, mana roogsidaaw ilaa Aayaddii ani ki soo qaadidi kor al suubiine oo al raacne sida Ilaahey ni farooyo walba miisbaddalaaw! Hadalkeey way ki soo koobee hadalada dadkaayno dhahaayaan oo ayo – ILIIS LUKU ARAGE AA ULLIIS LIKI TUMEE- NIN GUNDDIN AA LIIN GARGAAREE- KUN ADI CAMAL IIN HALA KORTEE? ANII KI TUSEEYEE INOO ANI BADDALO TAARIIKHDA SOMALIA?

    HASSAN,

  10. Kkkkkk waxaan layaa baa dha maan hawiye futomadoomaha dulmiga is kuraacay bal arka doqonta sh/hoose sheeganeysa oo leh anagaa usoo halganney mida xigta war hawiye futo madoome 91 dii taariikh kahoreysa miyuulahaa oo ah in ay dadka mililiqeystaan marka waxaan kulatalin nayaa hawiye futo madoobe in aysan meel aysan laheynkubaa bi in dhulkaan dadkii lahaa a yaa utashaday marka buuqabadan yareeye dhiig miirata yahey futadamadowleh kkkkkk waxaa dagaa gaa oo kale a yaakusooraad sanaya (nacas futomadow)

Comments are closed.