Dhegeyso: Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Koonfur galbeed oo sheegey in hooshoda ey wadan doonan cid hor istaagi kartana eysan jirin

2
28

baydhabooGudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Malaaq Xasan Shure ayaa Ilyaas Qalinle goordhow khadka telefoonka kula xiriiray, kana wareystay dhacdadii foosha xumeyd ee shalay ka dhacday Magaalada Baydhabo.

Sidoo kale Malaaqa ayaa dhaleeceen kulul u jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh, sheegayna in wax dowlad ah aysan kajirin dalka.

 

Wareysi Malaaq Xasan Shure

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Wareysi Malaaq Xasan Shure Mobil

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Madaxweynaha Hassan Sheikh siyaasadiisa oo horay dhoor qodob ugu fashilmtey. Tan waa fashilkii ugu waynaa ee uu ku lumin doono jagada Xafiiskisa. Ehel uma aha siyaasada Somalia ee maanta socota.

  2. dadyowga digil iyo mirifle in ay isku tashtan wa u roontahay hawiye iyo daroot hal shey heshiis ay ku yihin halkaas shey wahow yahay dm dhan ha la laayo dhulkodana ha la boobo heshiis ay ku yihin lakin sey ku qeybsan lahaayen ay ku heshiin waayen ee dm ciidan u goonbi ah oo dhulkoda u degalama ha sameystaan ciidankaas oo bes isha ku hynaya dhulka dm iyo qofka ku soo socda keliya firinaya iyo ciidan amaankoda ka fikira wa iga talo hadey rabaan in ay helaan dhulkoda wa in ay helaan ciidan u gooni eh dilaaga dm wa u baahanahay sidi hore ma nihin dilaagas dhulka hawiye ama daroot aa u diri karna sey noga soo diraan dilaayaashoda oo kale wsc

Comments are closed.