daafeet.com
Dhegeyso: Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Koonfur galbeed oo sheegey in hooshoda ey wadan doonan cid hor istaagi kartana eysan jirin
Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Malaaq Xasan Shure ayaa Ilyaas Qalinle goordhow khadka telefoonka kula xiriiray, kana wareystay dhacdadii foosha xumeyd ee shalay ka dhacda…