Daawo:- Muuqaal ku saabsan sidi ey u baxsadeen qaar ka mid kooxihii weerarey Westgate Mall

0
68

west gateMid ka mid ah telefishinada dalka kenya ayaa waxaa uu soo bandhigey video cajiib leh oo ay uga sheekeynayaan sidii uu u dhacay weerarkii wesgate mall ayagoo sheegey in dadka halkaasi weerarer eysan eheyn oo keliya alshabab balse ey wehliyaan qaar ka tirsan Alqacida.

Waxaa kaloo uu sheegey in qaar ka mid ah kooxihii weerarka soo qaadey ey ka baxsadeen goobta ayagoo markii horaba qorshahoodu uu ku jirey sidii ay meesha uga baxsan lahaan dhibta ka dib.

Weerarkaan ayaa Wuxuu Siwayn u Gil Gilay Guud ahaan Caalamka oo Dhan, Iyadoona Ay Sheegteen Kooxda mintidiinta ah Al-shabaab ayagoo weliba sii raaciyey in ey sii wadi doonaan weerarada ey u geysanayaan dalka kenya.

Daafeet.Com