Alfanan Maxamed Axmed Qoomaal oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Magalada Muqdisho

1
57

qomaalFanaanka Qaranka Somaliyeed Mulaxamiistaha,Abwaanka Maxamed Axmed Qoomaal ayaa waxa maanta waxaa uu kasoo degey garoonka weyn ee Adan cade isagoo in mudo ah ugu dambeysey dalka somaliya.

Fanaanka ayaa kolkii uu soo gaareyt airporka magal;ada muqdisho jacey uu u qabo ciidiisa iyo dalkiisa waxaa uu isagoo jilbaha dhulka dhigtey sujuud ula dhaqaaqey dhulkii uu intaasoo sano uu ka maqanaa taas oo cadeyneysa xiisaha iyo kalgacalka uu u qabo dhulkiisa hooyo.

Magaalada muqdisho ayaa fananka waxaa kusoo dhawaayey qaar ka tirsan fanananta soomaaliyeed iyo qaar ka tirsan maamulka gobolka banadir ee ku sugnaa magalada muqdisho

Si kastaba arintu ha ahaatee waxaa beryahan magalada muqdisho dib ugu soo laabanaya faniintii qaranka somaliyeed oo in mudo ugu dambeysey dalka ayadoo isbuucyo ka hor lasoo dhaweeyey fananada weyn ee Hibo Nuura.

 

 

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.