Daawo:- Qudbadii uu Madaxweynaha ka jeediyey Xarunta Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey

0
29

Xasan ShXasan Sh Maxamuud Madaxweynaha DF Soomaaliya ayaa qudbo dheer ka jeediyay kulankii golaha amaanka QM ee ka dhacay magaalada New York.

Arimaha uu kahadlay madaxeyne Xasan Sh waxaa kamid ah amaanka Soomaaliya, Hormka la sameeyay, arimaha siyaasada, heshiiskii DF ay lagashay Maamulka Jubba, xariirka uu la leeyahay Somaliland iyo Puntland iyo Arimo kale.

Sidoo kale waxaa uu kahadlay Weerarkii ay Kooxda Shabaab ku qaaday Dhimsha Westgate ee magaalada Nairobi kaas oo ay sheegteen Shabaab.

Daafeet.Com