Daawo: Dood wadaag Dulmi Dabada Ku Heysa Iyo Dad U Doodaya Deegaano Eysan Laheyn

2
41

dood wadaagBarnaamijkii dood wadaag ayaa waxaa xaley looga hadlayey hadalka kasoo yeerey odey dhaqamedyada iyo siyaasiyiinta digil iyo mirifle kasoo ahaa sidii maamul goboleed loogu sameyn lahaa Koonfur Galbeed Somaliya.

Dooda ayaad waxaad moodaa in inta badan xooga la saarayey sidii gobolka shabeelaha hoosana gacanta looga bixin lahaa taas oo ay qaar ka tirsan doodayaasha ay mar walaba kusoo celinayeen in gobolka shabeelaha hoose uusan eheyn deegaan ey digil iyo mirifle keliya degaan oo ey dad kale la degen yihiin.

Gabagabada doodan ayaa wexey na tuseysaa in somaliya eysan weli ka dhamaanin dulmi iyo in la is boobo maadaama ey dadka qaarkiis ey weli ku indho adag yihiin in ey u qeyliyaan deegaano eysan laheyn.

bal nala daawada sida ey u dhacdey dooda

 

Daafeet.Com

 

2 COMMENTS

  1. wariyaha afkiisa bay iyo bakool keli ah aya leedihin ayuu ku hayaa, ninka abdirasak la yirahdana hadal ma yaqano kow wariyaha inuu hadalka u saxa ahed.

  2. meshaow abdirizaq fadhiymaxow u fadhisan wayaay abdi kariin mohamed ali maxaa yelay waxaad moda hadalka inow xakisa ka dhisneen

Comments are closed.