Dhegeyso:- Ugaas ka mid Ugasyada Habar Gidir oo fariin u direy Gudomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose C/qadir Siidi

5
106

dagaal81Ugaas Cali Xaanshi Oo Kamida Odayaasha Dhaqanka Beesha Habar Gidir ayaa wuxuu ka Hadlay Arimo Quseeya Xaalada Gobolka Shabeelada Hoose iyo Shaqaaqooyinkii Halkaasi ka dhacay.

Ugaaska Ayaa sheegey in gudoomiyaha gobolka uu horboodayo Dhibaatadii ka Dhacday gobolka shabeelaha hoose, Sidoo kalana uu Haatan Wado mid Hor leh, Islamarkaaana uu Amray in Halkaasi Beelaha kale ay ka baxaan.

ugas cali xaashi 

Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. WAAN IDIN SALAAMAY WALAALAHEYGA UGAASKAAN HADALKIISA MAXAAD KA QABTAAAN QARAABO KKKKK CIDHAAN AADBAY U GOBANOOYAAN EE 48 SAAC AYUU UQABTAY GADOOMIYAHA GOBOLKA SAAS MAY KA XANAAQEEN HEE SAX WAYE MESHAAN WILIGOODA MABA DEGINE QAX IYO XOOG AYAY KU IMADEEN UGAASKAAN LAQDABAAS WATAA SXBKEY LILAAHI C/QADIR SIIDINA WA DHAHAA WANA CANMBAREYNOOYAA HEE SEES RABAA HADALKAAN WAX KA DHAHA WALALA YAAL DADKA DEEGAANKA WADA DEGA AA I DHIBTAY HABAR GIDIR GOORMAY DEGTAY MESHAAN NIN WALBA MEEL AYUU KASOO JEEDAA

  2. marka ugu horeysa dhamaan shaqaalaha wabseydka daafeed waxaan idinku salaamayaa salaanta muslinka scw intaa kadib sidoo kale waxaan idinkaga ma,had celinayaa sida hab samida leh ee aad ugu soo,gudbisaan wararka shacabka soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaana qoomiyada digil iyo mirifle aad iyo aad ayaan idinku amaanayaa wadna kumahad santihiin.
    walalayaal waxaa iga su,aal ah.
    gobolkaan sh.hoose dadkii lahaa aawey ?
    wabilaahi towfiiq

  3. Tuug aan Muslim aheyn ayaa iska diga nin din leh, Isbaroley, aan cishmaad iyo ciishod lehen weyaan kan isku magacaabey Ugaska. ugas Bel. Garre ciyaar ka ogalanimeyno cayda aad ujedise Governatorah. Dul Kumlihiid, Munafuq weynaad ayaa tahay ee xishood. The Minister of HabarGidir, have no right to nominate any lower Shabele officials. You start assumining things and we shall support our brothers Ogaden in Kismayu. I promise one thing, you mess with Garre and you will never set a foot in Nairobi, and we will get even any where. That is a promise.

  4. SXB AXMED UGAASKA HADLAY WA HABAR GIDIR GADOOMIYAHA GOBOLKA AYUU EEDEYNAYAY MAXAA NOO TAAGEERI WEYSAY AYUU U OOYNAAYAA KKK GARRE LAMA HADLI KARO WAA BEENTIISA ADUUNKA AYAA KU YARAANAAYA MESHAAN DIGIL UU GARRE CURAD U YAHAY AYAA DEGA IYO WALALHA BIIMAAL IYO SHANTA CALEEMOOD IYO INTAAN ILOOWAY DADKAAN SOO DUULAY HAL DHINAC AYAAN UGA SOO JEESANEYNAA INSHA ALLAAH TUUGO WAAYE BEERAHA ISLAAMEED WAA LAGA BIXINAA XARAAN WAXAAN AHAYN MA QUUTAAN CEEYR KUWA YAR OO ISKA FIICAN WAAN U OGOLNAHAY INAY ISKAGA NOOLADAAN XUKUNA SHAQA KUMA LAHA

  5. Aniga waxaan qabaa dowladnimada somalia iyo xasiloonida konfur waxaa ka harsan intey Digil Biimaal garab istaagayaan waayo sh/hoose Ku dhawaad 10qabiil ayaa dega Hal Hawargidir oo Aabe laheyn Habar lee ah iney na gumeysato raganimo xumo waaye Digil Hubka qaata Habaaraneey hala Ciribtiro ma dhahayo waa dad soomaaliyeed ee xoolaha ay boobka ku heystaan lee halaga xayuubiyo Taxta sifir haka soo bilaabaanee

Comments are closed.