Daawo:- Odey dhaqameedyada Gobolka shabeelaha hoose oo ka hadley dagaalada ka taagan Gobolka

2
39

odey dhaqameed shOdey dhaqameedyada kasoo jeeda gobolka shabeelah hoose ayaa dowalada ugu baaqey ineysan ka qeyb qaadan dagaal;ada ka socda gobolka.

Ciidamo ka tirsan dowlada aya ala sheegayey in ey ka qeyb qaateen dagaalada ka socda gobolka kuwaas oo la sheegey in ey la safteen qaba’iladii ey ka dhasheen.

Nala Daawada.

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Marka hore waxan halkan salaan ugudirayna dhaman musliminta gaar ahaan dadka kaso jeeda deeganka gobolka sh: Hose, anigoo kuhadlaya magaca jaliyada Beshe sheikhal Gendershe aa kunol waqyiga America waxaan amaan balaaran usoo jedineynaa oday dhaqadedyada gobolka sh Hose’ hadii aan ugudbo waxa kadhacaya gobolka Sh: hose waa mid’aan loo dolqadan karin in lagusoo duulo deegan si bareer ahna loo iclaamiyo dagaal arinkaasi waa midnalinaya in dib loogu laabto dagaal sokeye taaso la’ogyahay in guul lagugaarin 22 sano oo laso waday, beesha sh: Gendershe waxay baaq culus udireysaa in ay kawaantowan dadka kawada dhulboobka gobolka sh: hose, gabo gabadii waxan diyaar unahay in aan difaacno Dintena, Dadkena iyo Degaankena. Wabilah Towfiq.

  2. Asc wr wbr wan ku faraxsanahay dadka deganka dego in ay iska difacan maleshiya beledka kusodulay oo usoxertay shar dowladeed waxan leyahay dadka degank ku abtirsada iska diciya oo difacda dhulkiina 22sano ayad xabsi kor kafedan ku jirten her la idin garsiiyay biyaha wabiga la idinku xukumo hayelina in mar lawaad la idinku xukumo dulkiina u dhinta dhulkiina difacda wabillahi towfiiq

Comments are closed.