Dhegeyso:- Wasiirka Gaashandhiga oo ay maanta xildhibanada Baarlamaanka weydiiyeen su'aalo la xiriira Isbaarooyinka yaala Gobolka Shabelaha Hoose

7
39

faqiWasiirka gaashaandhiga ayaa manta xildhibaanada baarlamaanka waxaa ey weydiyeen suaalo ku saabsan dhibaatooyinka ey ciidamada qalabka sida ku hayaan koonfurta somaliya ayagoo su’aaluhu ey u badnaayeen dhinaca shabeelaha hoose iyo gaaska labaad ee ciidamada qalabka sida.

Jawaabaha uu ka bixyey nala dhegeysta

 

Faqi

Daafeet.Com

7 COMMENTS

  1. Hala daayo wasiirka jagadiisu ayuu ilaalsanaya, iska daaya ha is difaacee. Waxa uu ku dhex wareeray DAM-JADIID iyo Hawiye sida ay wax u wadaan, waa in uu sameeyaa sidii uu ka badin waayey. Hadii tani socon weydo Virginia ayuu ku soo noqonaya ka dibna waxa uu dalbanaya magta shaqo la;aanta (unemployment) sida uu saaxiibkiisa FARMAJO haadan u qaato lacagtaasi. Somalia ha socoto…..

  2. Waxaan la yaabanahay C/xakiim Fiqi oo u hadlaayo sida dadka ka soo duulay gobolada dhexe. Analysis: Mudane Fiqi waa shaqsi aqoon u laheen waxa ay tahay xilkas waana waa shaqsi aan soo dhigan dugsi hoose, dhexe, iyo sare iskaba daa heer jaamacadeed. Siyaasadiisa waa in uu ku tiirsanaadaa Hawiye ama Daarood si uu danahiisa qoos ahaan u fushada inta aan dowlad rasmi ah ay soomaaliya ka dhalan taasi ay la qabaan kooxda dhibka ku haysa soomaaliya sida HAG & SAHAL. Fiqi waa shaqsi u shaqeeya Xassan NGO waana shaqsi aan xaqa jecleen waa taa hadda maqashaan oo uu beeninaayo dhibaatada lagu haayo JAMBALUUL oo ah tuulo hoos timaado degmada Afgooye, ee gobolka Shabeelaha hoose.

  3. 22 sano la soo dhaafay waxaa reer diinsoor laaga dhigaayay wasiir sababta waa nin ka soo jeedo sh/hoose wasiir la siinin si danaha laga ayka rabaan mooryaanta ugu shaqeeyaan. ninkaan waxa aas suubiyay waa taariiq ayay galeeysaa. odaada digiloow meesha waxba ma noo yaalo.

  4. haa waa kuqabso oo kuqadi meyside…!kkk, ha iloobin Madaxweyne waa anaga, Wasiirka Gudaha & Amnigana waa anaga, Ra’iisal Wasaarahana waa inan layaal oo anaga lee ah, Fiqina heshiis ayuu meesha kujoogaa, Jawaarina Biyo Gaduudka ha idiin Cabo inta soo harteyna waa “mushaarkod lacayaar” = “calooshood lacayaar”!kkk, Gun jabtey iga dheh, Dad hogaan la’aan ah iga dheh, Doqon aan waxba isku quurin iga dheh, Dad doqonoobey iga dheh!
    F.G: Xasuusnaada Adoonka waxuu xor noqdaa maalintii uu ogaado inuu Adoonyahay! Before aadan xor noqonina ogaada inaa adoon tihiin!

  5. @Abiikar @ Wardiya waxbaa fahansantihiin yaah! wallee reer Daafeet waxyar masoo wadiin!

  6. aniga ninkaan wasiirka gaashaan dhiga waa caada qaate ninkaan o kale ayaa magaca beelaha digil iyo mirifle wax u dhimaayo shilimaad ayuu fiirsanaado dadka uu matalo ma u hadli karyo waxuuna raali ka yahay dadka soo duulay inay gobolka xoog ku xukumaan marka waxaan leeyahay hadda ninkaan ma matali karaa digil iyo mirifle war shacabyahoow hurdaayo maanta jaanis ayaad haysatiin ka faaiidaysta beri inaad helaysaan lama oga haddii kale 22 sano wax aad ku jirteen ayaad dib ugu noqonasaan

  7. falis adiga habraney ma tahaya ama digil aya tahay ama kuwa mesha lagu dhaley aya tahay oo habaraneyda ah xaranta lagu soo koriyey no shek adoo rali ah

Comments are closed.