Odayaasha Golaha dhaqanka Habar Gidir oo eedeeyey Gudomiyaha Gobolka shabeelaha hoose

11
40

siidiiGudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose C/qaadir siidi oo iska fogeeyey eedeymo kaga yimid Odayaasha golaha dhaqanka ee beesha Habar Gidir, Kaasoo ey ku eedeeyeen in uu ka qeyb qaatey bananbax looga soo horjeedo wasiirka arimaha gudaha C/xakin Xuseen.

Siidi ayaa sheegey ineysan ka suuroobeynin inuu u kala eexdo Beelaha Habargidir iyo Biyomaal isla markaana eysan waxba ka jirin eedeymaha loo soo jeediyey.

Gudoomiyah ayaa sheegey in waxa lagu heyso ey tahay in uu ka qeyb qaatay bananbax looga soo horjeedo wasiirka arimaha gudaha iyo hadalo uu goobtaasi ka jeediyey, Gudoomiyah a waxa uu intasi ku darey in asagaba kol dhaweyd looga bananbaxay magalada marka shacabka ey u sheegeen inuu qaldan yahay qaladkiisana soxo, Kol hadii asna lagu banan baxay waxaa haboon in wixii qaladaad ah ee jira inuu soxo ayuu ku darey Siidi.

Cabdulkadir Siidi ayaa waxaa uu wasiirka arimaha gudaha ugu baaqey inuu yimaado magalada marka si shacabka ku nool degmada marka uu ugala hadlo dhibta ka taagan gobolka shabeelaha hoose iyo sidii lagu xalin lahaa

 

 

Daafeet.Com

11 COMMENTS

  1. GEESI GEESI DHALAY GADOOMIYE SAAS AYAAN KAA RABAA DADKAAGA GARAB TAAG NOOW DHAX DHAXAADNA AHOOW KUWA SOO DUULAYNA CALAAN CALKOODA DHEG JALAQ HA U SIININ WASIIR AYAGA AYUU UYAHAY KUWA KU EEDEYNAYAA OO MARNA WAAN DAGAALAMEYNAA KU HANJABAAYO MARNA GADOOMIYE GOBOL AYAA BIMAAL LASAFTAY KU BURAAN BURAAYO WAR DHIUL KIINA U NOQDA DHEH XILIGII LIS BOOBAYAY WUU DHAMADAY DHUSA MAREEB ,GUR CEEL,IYO DHULKII HABAARNA AAD KASOO CARARTEEN IMAANKA ILAAH HA IDINKU SOO CELIYO ,GADOOMIYE C/QADIR NOOLOOW HADAAD DADKAAGA TAAGEERTAY XAQ BAY KUGU LEEYIHIIN ILEEN ADIGAA MADAXA MEESHA AH XAQ DARADANA DIID KUWA XUMAANTAADA RABA INDHA CADEES KOODA HA U JOOJININ MAXAA NOOLA JIRI WAYSAY AHAA KK YAAB DADKA DEEGAANKA AAWAY GADOOMIYAHA RUNTA UMA SHEEGO DHIHI JIRAY ARKA WASIIRKA AYABA RUNTA LOO SHEEGAY ARIMAHA GUDAHA ASAGAA IISU AH ,GADOOMIYE DADKA GOBOLKA DEGA WAY KU TAA GEERSANYIHIIN XAQEENA SOO DHICI

  2. walaalkena gadoomiyaha waa runtiisa wuxuu horey udhahay oo hadana uu ku celiyay uu ka digay in aan looga dhigin madax ciidamada gobolka oo loo magacaawo nin kasoo jeeda gobolka waxuu yiri dhacdo.com ayan ka aqriyay qof guri ceel ama puntland ,ama mudug kasoo jeedo looma dhiibaayo xilka ciidamda wa inuu ahaada mas uul ka soo jeeda gobolka waan kugu raacsanahay horeyna waad u dhahday dowladaan way ku dhageysan waysay wasiirka arimaha gudhana waad u yeertay aan aragno markuu marka imaado waxa uu kuula imaado saas ayaan kugu ognahay gadoomiyaheena guuleyso

  3. Habargidir ama Abgaal daawadooda waxay ku jirtaa in Somalia madaxweyne ka noqdo nin Daarood ah gaar ahaan Majarteenka Mudug. Abdullahi Yusuf hawl fiican ayuu ka qabtay Habargidir. Hore looma arkin in Habargidir ay dhahdo dagaalada hana laga joojiyo iyo aan wada hadalno, iyo waxaan nahay laba beelood oo walaal ah, ama beelo isla degaan. Runti weli hadaladan oo kale lagama filaneynin. Waxaa meesha ka baxay ninkii habargidir dhulka la galay oo xuduuda Somalia ka saaray… aah… aaah anaa gaal i waayti aaway majarteen Mudug kuwan inta ka dhiman south afrika ha ku shubee. Waxaan jeclaan laha Somalia hal sano keliya in loo dhiibo Faroole si u amaydhstiro missionkii abdullahi yusuf ee ku aadanaa habargidir habaaraneey iyo abgaalna ha ku siidaree.

  4. Gadoomiyaha hano laado .weli waxn ka rabnaa inu cadeeyo in g.sh.hoose digil u leyahay HaBARGIDIRNA inay wax ka noqoto iska dhaafe inta dagan lala xisaabtamo sidi ay ku imaaden iyo hantida aya ku hestaan sida ay ku kenen. Bimaalna digil ayu ladaganhy wana in lola saftaa

  5. ugaaska habar gidir maqla kkk ninkii maamulka ugu sareeyay miyaa anaga saan noo galayaa dhax dhaxaad ma ,ahan shirar ayuu xalay qabtay kulaha iyo banaan bax maxaa dhiboo jira haduu shir iyo banaan bax qabta soo dad kiisa ma ahan c/qadir siidi ugaasoow adiga maxaa kaa hadal siiyay meshaan ceyr waxba kuma laha aad dhuusa mareeb digil iyo bimaal waa walaalo dhul ka dhaxeeyo guuleyso gadoomiye saas ayaan kaa rabaa runta usheeg 48 saac ayuu uqabtay wa inay ciidamadooda ka baxaan ayuu dhahay kk ugaaskaan wuu xanaaqay

  6. sidii waa rag rag dhale marka hore waa kasoo horjedey lkn hada aad iyo aad aya u tageranahay madama mucaradkisa badan hadii habargidi kasoo horjesten waxay bilaabeen inay cabareyan habargidr haiaskaga guran gobolka meshas waxba kuma lahan gobolka waa gobol digil qabilka labaad waa biimaal oo xaq u leh hanasasabanin

  7. ugaaska habargidr wuxuu ka baqaya inay cidamo kasocdo rra gobolka dagal inay ka bilabaab maxa yeley rra hade imado waa lagukala carara habargidr rra aya kabaqda marka ugaaska digil iyo mirifle sasabasha ka dhaf filmkaga waa fahansnahay hada nahay digil waxa didantahay biimaal in aan garab sino dadka walalaha aad rabta in aad kala dishaan biimal walalaheyna aya tihin waa idin garab taganahay sii wada halganka habrgidi qaylideda aya baxoysa

  8. saasa lako fadee gudoomiye siidi-inla shaqeytoy dadka haka duuleen dhulka digil i mirifla..iska reeba uniina garabkin ya roogna…insha allah

  9. Ugaska Habar Gidir waa Gardaryahay. Adu iska celin Wayee Biyamaal, Wale Garre been Ka ogalanimeyno. Adiga qusari dona ee hadaladad kafirso. Ceelesha anaga Kagadow. Do not mess with the governor or you will never visit Nairobi, Balan waa.

  10. ahmed bro governor abdikadir siyaasi waaye wuu yaqaanaa dadka gobolka dega waxa uroon marka this ugaas habar gidir and moriyaantooda buck off ayuu dhahay ku laabta meshaa ka imaateen kkk hadey is waalan garre dhoog garre libin aal digil and bimaal dhinac ayay kamarayaan wala shabinayaa

Comments are closed.