Video

War Deg Deg Ah Golaha Isbedel Doonka oo u Tanaasuley Sheekh Mukhtaar Roobow

Kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen musharixiinta ku bohoobay golaha isbedel doonka ayaa waxaa ay u tanaasuleen dhamaantood In Musharax Mukhtaar Roobow...

Daawo Murashax Mukhtaar Roobow oo Shaley La Kulmay Ardeyda iyo Aqoonyahanada K Galbeed

Musharax Mukhtaar Roobow ayaa maalintii shaley la kulmay ardeyda wax ka barata jaamacadaha magalada iyo baydhabo iyo aqoonyahanada kale ee ku sugan magalada baydhabo. https://www.youtube.com/watch?v=wX3S7Y_-USY

Daawo Anshax Xumida uu ku Dhaqmay Wasiiru Dowlaha Wasarada Maaliyada

Wasiiiru dowlada maaliyada xukuumada federaalka somaliya oo maanta hortegey golaha shacabka ayaa waxaa suaal weydiiyey Xildhibaan Fanax oo ah xildhibanada kasoo jeeda koonfur galbeed...

Daawo Jaaliyada K Galbeed ee Dalka Ingiriiska oo Taageeray Mukhtaar Roobow

Kulan ay isugu yimaadeen jaaliyada koonfur galbeed ee dalka ingiriiska ayaa waxaa ay ku taageereen Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo Isku soo sharaxay...

Daawo Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Shabelaha Hoose oo u Jawaabay Ing Yariisow

Hadal dhawaan kasoo yeeray gudoomiyaha gobolka banaadir ayaa waxaa uu ku sheegay in loo baahan yahay in goobolka banaadir la balaariyo isla markaana xuduudiisa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img