Daawo Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Shabelaha Hoose oo u Jawaabay Ing Yariisow

0
53

Hadal dhawaan kasoo yeeray gudoomiyaha gobolka banaadir ayaa waxaa uu ku sheegay in loo baahan yahay in goobolka banaadir la balaariyo isla markaana xuduudiisa lagu soo daro degmooyinka Afgooye iyo degmada Balcad.

Gudoomiye ku xigeenka gobolka shabelaha hoose Cabdifataax Cabdulle Yusuf oo u jawaabay gudoomiye yariisow ayaa yiri horta inta aadan u hanqal taagin deego dad leeyahay in aad kusoo darto gobolka banaadir marka hore isku dey in aad hesho maqaanka gobolka banaadir.

Bal nala daawada Jawaabtii Gudoomiye ku xigeenka Gobolka shabelaha hoose