Video

Daawo Lashin Xuseen Maxamuud oo Ka Hadlaaya Taariikhdii Saldanadii Geledi

Lashin Xuseen Maxamuud Dhiiga oo ka mid ah Lashimiinta beesha Geledi ayaa waxaa uu si buuxda uga hadlayaa tixdan qaabkii ay ahaan jirtey saldanadii...

Daawo Wareysi Xasaasi ah oo aan La Yeelanay Dr Sheikh Nur Abucar Qasim

Warbaahinta daafeet media ayaa waxaa ay wareysi dhinacyo badan taabana la yeelatey Dr Sheikh Nuur Abukar Qaasin oo ka tirsan waxgaradka koonfurta somaliya. Dr Sheikh...

Daawo Qeybtii Seddexaad Wareysigii aan la Yeelanaya Suldaanka Guud ee Beelaha Digil iyo Mirifle

Dawo Wareysi aan la yeelanay Suldanka Guud ee Beelaha Digil iyo Mirifle isla markaana ah Afhayeenka Guud ee Odayaasha Dhaqanka 135 Oday ee soo...

Dhegeyso Wareysi aad u Xiiso Badan oo aan La Yeelanay Afhayeenka Aqoonyahanada Koonfur Somaliya

Si aad wax uga ogaano xaalada cakiran ee beryahan ka taagan magalada baydhaba waxaan qadka telfoonka ku tiigsanay Afhayeenka golaha aqoonyahanada koonfurta somaliya Dr...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Runta u Sheegay Farmaajo Iyo Kheyre

Gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka somaliya Maxamed Mursal oo maanta la hadley idaacada VOA ayaa runta ugu sheegay labada masuul ee ugu sareysa dowlada federaalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img