Daawo Jaaliyada K Galbeed ee Dalka Ingiriiska oo Taageeray Mukhtaar Roobow

0
59

Kulan ay isugu yimaadeen jaaliyada koonfur galbeed ee dalka ingiriiska ayaa waxaa ay ku taageereen Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo Isku soo sharaxay xilk madaxwene ee maamulka koonfur galbeed.