Daawo Anshax Xumida uu ku Dhaqmay Wasiiru Dowlaha Wasarada Maaliyada

0
73

Wasiiiru dowlada maaliyada xukuumada federaalka somaliya oo maanta hortegey golaha shacabka ayaa waxaa suaal weydiiyey Xildhibaan Fanax oo ah xildhibanada kasoo jeeda koonfur galbeed xildhibaanka ayaa suaasha ku weydiiyey wasiiru dowlaha Afka Mayga.

Bal nala daawada suaasha iyo weliba jawaabta anshax xumida ku jirto ee uu bixiyey wasiiru dowlaha wasarada maaliyada