War Deg Deg Ah Golaha Isbedel Doonka oo u Tanaasuley Sheekh Mukhtaar Roobow

0
62

Kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen musharixiinta ku bohoobay golaha isbedel doonka ayaa waxaa ay u tanaasuleen dhamaantood In Musharax Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur in uu noqdo masharaxa golaha isbedel doonka.

Musharax Xasan Xaaji oo aqrinaya go,aanka musharixiinta isbedel doonka waakan ee nala dhegeysta.