Daawo Murashax Mukhtaar Roobow oo Shaley La Kulmay Ardeyda iyo Aqoonyahanada K Galbeed

0
43

Musharax Mukhtaar Roobow ayaa maalintii shaley la kulmay ardeyda wax ka barata jaamacadaha magalada iyo baydhabo iyo aqoonyahanada kale ee ku sugan magalada baydhabo.