output_p5m0xd
Home » SHEEKADII JACEELKII ASAD IYO BOQORADA

SHEEKADII JACEELKII ASAD IYO BOQORADA

JACEELKII ASAD IYO BOQORADA (Qeybta 10-aad )

Hassan ayaa wuxuu yiri waxaan rabaa inaan caawa wax ka ogaado ( EREYGA JACEEL ) hadaad wax igaga aqoon roontahay inaad ii sharaxdo, Deynaba waxeey tiri aniga Qabiir maahi ku xeel dheer sharaxaada iyo baarista waxyaabaha Aadanaha intooda badan eey ku wareereen kuwa amaana iyo kuwa eedeeya intaba eey jiraan balse waxaan ka hadlayaa fikirkeeyga ku saabsan JACEELKA, jaceelka waa ...

Read More »

JACEELKI ASAD IYO BOQORADA (Qeybta 9-aad)

Deynaba ayaa hadana tiri Aboowe codsi maku weydiistaa hana ila yaabin inteey tiri ayeey qososhay. Hassan haa I weydii weligaagana waxa niyadaada rabto hadeeyba wanaag yihiin qofna ha aga baqin weydii ruuxuu doona ha noqdee hadana aniga wax waliba aan awoodo waan kuu sameeynayaa afkaaga hala xishoon Gabar agteeyda aad qaali aga ah ayaa tahay. Alla Aboowe macaan aad iyo ...

Read More »

JACEELKII ASAD IYO BOQORADA (Qeybta 8-aad)

Hassan ayaa si maahsan iyaah mar keliya yiri Caasha iyo Bile inteey is eegeen ayeey qosleen Deynaba ayaa Iyana qosolka ku soo jeesatay waxeyna tiri Caashoy ma labiskaa iga qaldoon maxaad ku qososheen adiga iyo Bile, Caasha ayaa tiri maya walaaley labiskaaga iyo adiguba waad isku dheela tirantihiin maasha allaah ceeb ka saliim ayaa tahay deynaba balse waxaan ku qoslay ...

Read More »

JACEELKII ASAD IYO BOQORADA (Qeybta 7-aad )

Caasha: maya walaahi Deynaba waa Runteeyda igama ahan amaan ee wuxuu yahay ayuunbaan ku sifeeyey, waad ogtahay Deynaba aniga kama helo raga inaan amaano noocuu doono ha ahaadee, balse Hassan ilaah baa iga sareeya wuxuu mudan yahay wanaagiisa in lagu amaano. Deynaba ayaa sidii ruux soo baraarugay mar keliya tiri caasha bal haki amaanta Ruuxan sida geed ha iigugu talaaline, ...

Read More »

JACEELKII ASAD IYO BOQORADA (Qeybtii 6-aad

Asad magaca uu ku joogay Germany ee uu isku dhiibay ayaa ahaa Hassan, Deynaba gaarigii ayeey soo raacdey waxeey soo aadeen dhankii Hospitalka eey balanta ku laheeyd, Hassan iyo Deynaba inteey u sii socdeen dhakhtarka wax sidaa u badan meeysan wada hadlin, waxey tageen dhakhtarkii, Deynaba waxaa u wacday kalkaalisadii waxeey gashay gudaha qolka baaritaanka ee dhakhtarku uu ku jiray,Hassan ...

Read More »

JACEELKII ASAD IYO BOQORADA (Qeybta 5-aad)

Asad oo eey murugo aad xanuun badani wa muuqato wejigiisa ayaa sheekada uu halkeedii kasii waday waxaa ii habooneed sharaf ahaan iyo ragnimo ahaanba inaan maalintaa dhinto anigoo difaacaayo gabdheheena sida aabe iyo hooyo iyo walaalaheeyga qiimaha badnaa balse ma dhicin waxaan ahay qof shalaay ku nool iyo qoomamo. ilaalinta sumcada iyo sharafta gabdheheena waxaa naftooda qaaliga aheeyd ku waayey ...

Read More »

JACEELKI ASAD IYO BOQORADA (Qeybta 4aad)

waxaa lagu wada fadhiyaa kebdihii quruxda badnaa ee cusbaa waxaa la hoos fadhiyaa geed weeyn oo qurac ah lahaana hoos aad u qaboow, wafdiga intooda kale waxeey aad u wada sugaayaan su`aalaha iyo jawaabaha Scheidiger iyo Asad, Scheidiger ayaa wuxuu ku bilaabay su`aashiisi hore wuxuu yiri Asad waxaan jeclaan lahaa inaad iiga sheekeeyso halkaad ku dhalatay iyo meesha aad ku ...

Read More »

JACEELKII ASAD IYO BOQORADA (qeybtii 3aad)

Asad waa uu ka ogolaaday inuu lakulmo wafdigii, Turjumaanki iyo asad waxeey yimaadeen goobti eey joogeen wafdigii oo aan sidaa uga fogeeyn, waxaa bilaabatay isbarasho cusub iyo in magacyada mar labaad la isu sheego, isbarashadii kadib waxaa Asad su`aal weeydiiyey Tom oo ahaa nin ka mid ah wafdiga wuxuuna ku yiri waxaan filayaa inaad kamid tahay dadka Degmadan degen? Asad ...

Read More »

JACEELKII ASAD IYO BOQORDA (Qeybta 2-aad)

Asad wuxuu ku bilaabay hadalkiisa salaan mida bani`aadamka isku salaamaan mida ugu qaalisan lagana helo ajar iyo xasanaad, intaas kadib wuxuu mahad u celiyey alihii raxmaanka ahaa ee wax waliba dhankiisa ka imaanayeen, kadib wuxuu u mahad celiyey wafdigii isugu jiray Soomaalida iyo reer Yurub, Asad wuxuu ku hadlaayey Afka maayga waxaa hadaladiisa ka mid ahaa. UMUDOO AFKOO II ISIRKOO ...

Read More »

JACEELKII ASAD IYO BOQORADA (Qeybta 1-aad)

waxey aheyd maalin Khamiis ah xiliguna wuxuu ahaa xili jiilaaleed sanadku wuxuu ahaa 2011 magaaladu waxeey aheyd degmada Manaas ee ka tirsan Gobolka Baay, Manaas waxey magaalada Baydhabo ka xigtaa dhinaca Koonfureed masaafo 30 KM ah. Odayaasha reer Manaas waxey isu diyaarinaayeen subaxaas ineey la kulmaan wafdi reer yurub ah oo kasocday hey`ad mucaawino ah, balantu waxeey aheyd in loo ...

Read More »