Video

Kusoo Dhawaada Barnaamijkeenii Dib u Eeg Siyasigada iyo Dr Cali Cabdi Baab

Barnaamijkeenii Dib u Eeg Siyaasigaada ayaa isbuucan waxaa marti inoogu ahaa wakiilka maamulka Shariif Xasan ee dalka ingiriiska iyo yurubiyan union Dr Cali Cabdi...

Daawo:Khudbadii uu Amiiirka Dalka Qadar Ka Jeedey Kulankii Qaramada Midoobey Maalintii Shaley

Amiirka dalka qadar Sheekh Tamim Bin Hamad Al Thani oo maalintii shaley ka hadlayey kulanka qaramada midoobey ayaa sheegey in dalalka deriska la ah...

Daawo Afhayeenka Milkiilaha Koonfur Galbeed oo Soo Gudbiyey Sharciyo Cusub oo aan Soconeyn

Kulan ay isugu yimaadeen wasiirada maamulka Shariif Xasan ayaa shaley waxaa lagu qabtey magalada baydhaba kulankaas oo looga hadlayey sidii loo caburin lahaa qof...

Daawo Xildhibaan Ka Tirsan Maamulka Shariif oo Qiil u Raadinaya Dulmiga Ka Socda Shabelaha Hoose

Xildhibaan Maagoow Qaasin oo ka mid ah xildhibaanada maamulka Shariif Xasan ayaa waxaa wareysi dheer la yeeshey warbaahinta KGS TV ayagoo ka wareystey xaalada...

Daawo:Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo Soo Dhaweeyey Go,aankii Xukumadu Ka Gaartey Qalbi Dhagax

Odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa maanta mar kale si weyn u taageeray go’aankii ay dowladda ka qaadatay Arinta Qalbi-Dhagax. Gudoomiyaha odayaasha dhaqanka iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img