Daawo Afhayeenka Milkiilaha Koonfur Galbeed oo Soo Gudbiyey Sharciyo Cusub oo aan Soconeyn

1
31

Kulan ay isugu yimaadeen wasiirada maamulka Shariif Xasan ayaa shaley waxaa lagu qabtey magalada baydhaba kulankaas oo looga hadlayey sidii loo caburin lahaa qof kasta oo kasoo horjeeda siyaasada fadhiidka ah ee uu hor boodayo Shariif Xasan Sheekh Adan.

Gabagabadii kulan ayaa afhayeenka milkiilaha koofur galbeed waxaa uu la hadley warbaahinta isagoo sheegey in ay isku si ula dagaalami doonaan mucaaradka Shariif Xasan iyo alshabab wuxuuna intaa raaciyey in aan magalada lagu qaban karin wax shirar ah ayadoon amar laga heysan maamulka shariif.

Bal nala daawada hadaladii uu ku hadley afhayeenka.

1 COMMENT

Comments are closed.