Daawo:Khudbadii uu Amiiirka Dalka Qadar Ka Jeedey Kulankii Qaramada Midoobey Maalintii Shaley

0
46

Amiirka dalka qadar Sheekh Tamim Bin Hamad Al Thani oo maalintii shaley ka hadlayey kulanka qaramada midoobey ayaa sheegey in dalalka deriska la ah ee beryahan xiisada kala dhexeysey ay ku eedeynayaan argagixiso taasoo aan waxba ka jirin.

Bal nala daawada khudbo dheer oo qiimo badan oo uu meesha ka jeediyey iyo anagoo kasoo xiganey Aljazeera.com.