Daawo Xildhibaan Ka Tirsan Maamulka Shariif oo Qiil u Raadinaya Dulmiga Ka Socda Shabelaha Hoose

0
97

Xildhibaan Maagoow Qaasin oo ka mid ah xildhibaanada maamulka Shariif Xasan ayaa waxaa wareysi dheer la yeeshey warbaahinta KGS TV ayagoo ka wareystey xaalada guud ee maamulka koonfur galbeed gaar ahaan gobolka shabelaha hoose.