Daawo:Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo Soo Dhaweeyey Go,aankii Xukumadu Ka Gaartey Qalbi Dhagax

0
61

Odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa maanta mar kale si weyn u taageeray go’aankii ay dowladda ka qaadatay Arinta Qalbi-Dhagax.

Gudoomiyaha odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa wariyaasha u sheegay in dowladu ay ku saxneyd go’aankaas.