Video

Daawo Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Dalka Australia oo Ugu Baaqey Shariif Xasan In Uu Xukunka Iska Casilo

Kulan ay isugu yimaadeen jaaliyada koonfur galbeed ee dalka australiya oo ay weliba ka dhex muuqdaan odayaal rug cadaa ah oo magac iyo maamuus...

Daawo:Sheekh Maxamed Idiris oo Umada ugu Baaqey Inta Aysan Wax Ka Hadllin In Ay Hubsadaan

Baraha fadhi ku dirirka ama social mediyaha beryahan waxaa ka socdey arimo looga hadlayey nin la sheegey in dhiibey dowlada itoobiya, Sheekh maxamed Idiris...

Daawo Waalida Xukun Jaceyl Halka Ay Somalida Maanta Ka Gaartey

Madaxweynaha xilka laga qaaday ee Hiirshabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa maalintii shaley loo caleemo saaray madaxweynaha cusub ee Hiiraan-Land. Munaasabad ka dhacday magaaladda Beledweyne ayaa...

Daawo Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Shacabka Somaliyeed u Direy Hambalyo Ku Beegan Ciida

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa. Madaxweyne Famaajo waxa uu Alle uga rajeeyey shacabka...

Daawo: Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Shacabka Somaliyeed Ugu Hambalyeeyey Munaasabada Ciida

Gudoomiyaha golaha shacabka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa hambalyo ku aadan munaasabadda Ciida Carrafo u diray ummadda Soomaaliyeed. Madaxda dowladda ayaa dhinaca kale maanta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img