Video

Daawo Xildhibaan Cabdifataax Geeseey oo Ku Tuntey Shariif Xasan Uguna Baaqey Inuu Xilka Isaga Dego

Xildhibaano ka tirsan dowlada federaalka somaliya iyo kuwa maamul goboleedka konfur galbeed ayaa kulan ay ku qabsadeen maalinshii shaley magalada muqdisho waxaa ay dhaleeceen...

Daawo Reysulwasaare Kheyre oo Runta U Sheegey Kooxda Qaranimo Diidka

Reysulwasaaraha xukuumada federaalka somaliya Xasan Cali Kheyre oo caawa ka hadlyay munaasabad lagu xusayay maalinta Calanka Soomaaliyeed oo lagu qabtay garoonka kubadda koleyga Muqdisho...

Daawo Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed oo Maanta Ku Shirey Magalada Muqdisho

Waxgaradka iyo siyaasiyiinta koonfur galbeed ayaa maanta waxaa ay ku lan ku yeesheen hottel ku yaala magalada muqdisho kulankaasi oo ay soo abaabuleen xildhibaanada...

Daawo Hogaamiyeyasha Hirshabeele iyo Galmudug oo Ka Hadley Qaabka Kismanyo Logu Soo Dhaweeyey

Waxaa agalada kismaanyo ku shirsan hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada halkaas oo uu hogaamiyaha maamulka jubaland gogol u dhigey. Hogaamiyeyaasha Galmudug iyo hirshabeele ayaa maauulka Jubaland uga...

Dhegeyso: Aragtida Qurbo Joogta ee Ku Aadan Xil Ka Qaadista la Rabo in Lagu Sameeyo Shariif Xasan

Beryahan waxaa aad usii badana guuxa shacabka koonfur galbeed ee ku aadan sii heynta xilka madaxweynenimo ee konfur galbeed somaliya shariif xasan sheekh adan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img