Daawo Xildhibaan Cabdifataax Geeseey oo Ku Tuntey Shariif Xasan Uguna Baaqey Inuu Xilka Isaga Dego

0
35

Xildhibaano ka tirsan dowlada federaalka somaliya iyo kuwa maamul goboleedka konfur galbeed ayaa kulan ay ku qabsadeen maalinshii shaley magalada muqdisho waxaa ay dhaleeceen xoog leh halkaasi uga soo jeediyeen maamulka uu hogaamiyaha u yahay shariif xasan.

Xildhibaan Cabdifataax geeseey oo ka mid ahaa dadkii halkaasi ka hadley ayaa si cad u sheegey in ay kolkii hore ayaga halkaasi si qasab ah kusoo fariisiyeen Shariif Xasan balse aanuu qaban howshii loo idmadey sidaad daraadeedna loo baahanan in uu kursiga isaga dego si umadaasi horey ugu socoto.