Dhegeyso: Aragtida Qurbo Joogta ee Ku Aadan Xil Ka Qaadista la Rabo in Lagu Sameeyo Shariif Xasan

2
39

Beryahan waxaa aad usii badana guuxa shacabka koonfur galbeed ee ku aadan sii heynta xilka madaxweynenimo ee konfur galbeed somaliya shariif xasan sheekh adan taasoo ay inta badan bulshada ku nool dalka gudihiisa ay sugi la yihiin xiliga ay dhici doonto arintaa ayada ah maadaama marar badan la isku deyey valse ay wax ka hirgeli waayeen.

Marka si aan u ogaano aragtida qurba joogta iyo waxa ay ka aaminsan yihiin ayaan waxaan la xiriirney waxgaradka kasoo jeeda koonfur galbeed ee ku nool dalka dibadiisa bal nala dhegeysta aragtida kala duwan oo aan kasoo aruuriney qaar ka mid ah qurbo joogta koonfur galbeed.

2 COMMENTS

  1. masha allah shacabka rer koonfur galbeed waa salaamayaa ..tan kale runti wa ku mahadsan tihiin sida aad ugu fikireysaan nabadgelyada iyo shacabka..wadna ku saxan tihiin innad ka taxadirtaan shacabka si looga hortago dagaal iyo qalalaso ka dhaca gobolada koonfur galbeed..thanks

Comments are closed.