Daawo Hogaamiyeyasha Hirshabeele iyo Galmudug oo Ka Hadley Qaabka Kismanyo Logu Soo Dhaweeyey

0
32

Waxaa agalada kismaanyo ku shirsan hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada halkaas oo uu hogaamiyaha maamulka jubaland gogol u dhigey.

Hogaamiyeyaasha Galmudug iyo hirshabeele ayaa maauulka Jubaland uga mahad celiyey qaabkii loo soo dhaweeyey.