Video

Dhegeyso: Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Maamulka Konfur Glabeed oo Ka Shaqeyn Waayey Maamulka Shariif Xasan

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekh Axmed C/laahi Xuseen (Fanax) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Baydhabo ayaa wuxuu faah faahin ka...

Daawo Khudbadii uu Shaley Madaxweyne Farmaajo Ka Jeediyey Bananbixii La isugu Soo baxay

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), oo shacabka kula hadley magalada muqdisho ayaa ku hanjabay inay ka jawaab celin doonaan weerarkii argagixiso,...

Daawo Sheekh Muqtaar Roobow oo Shir Jaraaid Ku Qabtey Xarunta Gurmad Qaran

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo daqiiqado ka hor shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qaraxiii ka dhacay Isgoyska Zoobe. Sheekh Mukhtaar...

Daawo: Xildhibanada Maamulka Koonfur Galbeed oo Maanta Shir Jaraaid Ku Qabtey Magalada Baydhaba

Waxaa maanta Magaaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Xildhibaan Cismaan Macalin oo ka mid...

Dhegeyso:Odayaasha iyo Maamulka Degmada Wanlaweyn oo Fariin Adag U Direy Xukumada Federaalka

Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha iyo maamulka degmada wanlaway ayaa shaley gelinkii dambe lagu qabtey degmada wanlawayn kulankaasi oo lagu gorfeynayey dhacdooyin xanuun badan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img