Daawo Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed oo Maanta Ku Shirey Magalada Muqdisho

1
49

Waxgaradka iyo siyaasiyiinta koonfur galbeed ayaa maanta waxaa ay ku lan ku yeesheen hottel ku yaala magalada muqdisho kulankaasi oo ay soo abaabuleen xildhibaanada maamulka koonfur galbeed ayaa waxaa ka dhex muuqdey xildhibaano ka tirsan dowlada federaalka somaliyeed iyo wasiiro horey xilal uga soo qabtey dowlada federaalka somaliya.

1 COMMENT

Comments are closed.