Maamulka koonfur galbeed oo xilkii ka qaadey gudoomiyaha degmada badhaba

0
347

Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mohamed Abuukar Cabdi ayaa xilkii ka qaaday Maamulkii Magalaada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, isaga oo Maamul Cusub Magacaabay.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka ayaa waxaa lagu yiri” Markuu arkay baahida loo qabo in guddoomiye iyo guddoomiye kuxigeen loo Magacaabo Magaalada Baydhabo, sidoo kalena uu dhageystay talo soo jeedinta Guddoomiyaha Gobolka Baay uu sameeyay Magacaabistaan oo ah.