Daawo Sheekh Mukhtaar Roobow ay soo wajahdey xaalad caafimaad

0
492
FILE PHOTO: Former al Shabaab leader Mukhtar Robow attends a news conference in Baidoa, Somalia, November 4, 2018. REUTERS/Feisal Omar/File Photo

Gudoomiyaha xisbiga amini iyo cadaalo oo la hadlay warbaahinta magalada muqdisho ayaa sheegay in sheekh mukhtaar roobow ay soo wajahdey xaalad caafimaad daro taasoo uu dhowr jeer ka dalbay dowlada in uu helo dhaqtar.

Yusuf Xasan aya aintaasi ku darey in dowlada ay in mudo ahba u diidan tahay in sheekha uu helo dhaqtar si loga daweeyo waxa markaasi haya oo ku saabsan xaaladiisa caafimaad.