Daawo: Dood wadaag ku saabsan tacdiyaadka ka dhacay degmada walaweyn

0
189

Dood wadaag aad u wanaagsan oo looga hadlaya xaalada guud ee ay ku sugan tahay degmada walweyn maalmihii lasooo dhaafay ayaa waxaa ay dhex martey rug cadaa Prof Maxamed Cumar Dalxa iyo Maxamed Xaaji Mukhtaar.

Doodani ayaa waxaa lagu lafa gurayey xaalada guud ee degmada iyo dhibaatooyinka ku soo kordhey bilihii ugu dambeeyey ha noqoto dagaalkii u dhexeeyey kooxihii duulaanka ku ahaa degmada iyo weliba mida u dhexeysay shanta caleemood.