Daawo Dr Cali Cabdi Baab oo Ka Hadlay Xildhibaanada Ku Raagay Siyaasada Dalka

0
212

Warbaahinta Daafeet Media ayaa qadka telfoonka ku tiigsatey Dr Cali Cabdi Baab ayaga oo ka wareystey xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka oo xilkaasi laga soo bilaabo Carte iyo Eldoret.

Cali ayaa waxaa uu sheegay in ay tahay wax laa yaab isla markaana uu xaalka isku bedelay in kursiga la iska dhexlo isaga oo eeda inta badan dusha ka saarey odayaasha dhaqanka somaliyeed.