Daawo Dr Sheikh Nuur Abukar oo Ka Laabtey Mowqifkiisii hore taageerayna Maamulka Cabdicasiis Lafta Gareen

0
105

Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo an la yeelaney Dr Sheikh Nuur Abukar Qasin ayuu ku cadeeyey in uu taageersan yahay maamulka konfur galbeedd ee uu hogaamiyo Cabdicasiis Lafta Gareen.

Sheikh Nuur ayaa hore waxaa uu mucaarad ugu ahaa maamulkii Shariif Xasan, Isagoo sidoo kale mucaarad ku ahaa maamulka Cabdicasiis sanadkii uu jirey.

Hadaba si aad u ogaataan sababta uu u taageeray maamulka wareysigan ka dhegeysta.