Wax ka ogow sababta keentey in Cabdicasiis Laftageen dib usoo celiyo arin dhamaatey

0
188

Cabdicasiis lafta gareen ayaa habeenkii ay ku beegneyd sanad guuradiisa koowaad waxaa uu dib usoo celiyey arin kol hore dhamaatey oo aheyd dhacdadadii sida gardarada ah dhalinyaro kasoo jeeda koonfur galbeed loogu laayey magalada gaalkacyo.

Cabdicasiis ayaa qudbadiisa kusoo daray in siyaasiyiinta joogta muqdiso ay inta badan ka hadlaan oo keliya dhibtii ka dhacday magalada baydhaba balse aysa ka hadlin midii ka dhacdey magalada gaalkacyo taasoo dhalisay buuq badan kadib kolkii uu si qaldan u jawaabay xildhibaan Mahad Salaad.

Marka si aan waxug ogaano sababta hada keentey in arinta dib loosoo celiyo ayaan waxaan ka wareysanay Dr Cali Cabdi Baabi iyo Maxamed Sheekh Cabdullahi.