Daawo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo aan La Yeelanay Musharaxa Gudomooyaha Baarlamaanka Prof Saalim Caliyow

0
86

Warbaahinta Daafeet Media ayaa wareysi dhinacyo badan taabana la yeelatey Prof Saalim Caliyow Ibrow oo ka tirsan xildhibanada golaha shacabka somaliyeed isla markaana ah ah musharax gudoomiyaha baarlamaanka.