Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo Ka tirsan Baarlamaanka kenya oo Sheegey In Kenya Aan Laga Mucaaradi Karin Dowlada |Somaliya

2
145

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ka tirsan baarlamanka aqalka hoose ee dalka Kenya oo khudbad ka jeediyay Munaasbad qalin jabin ah oo ka dhacay magalada Nairobi ayaa sheegay in dowladda Kenya oo uu ugu horeeyo madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyata uu xiriir wanaagsan kala dhexeeyo Soomaaliya, sidaa darteed aysan dowladda Kenya marnaba ogolaan doonin in siyaasiyiin kasoo horjeeda dowladda Soomaaliya ay ku shiraan Kenya si ay u mucaaradaan.

2 COMMENTS

Comments are closed.