Dhegeyso:Wasiirka Wasarada Ganacsiga oo ku Hanjebey Inuu Isaga Baxayo Xukumada Federaalka

0
46

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha xukumada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka digey in dowlad mucaarad ku ah Somaliland Muqdisho laga dhiso waxana uu ku taliyay in lala galo Somaliland wadahadalo isfaham iyo wax wadaqeybsi ku salaysan.

Maxamed Cabdi Maareeye Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa sheegay in isagu uu yahay shaqsi matala shacabka Somaliland haddii la isku dayo in la qiyaaneeyo wadahadalada lala galayo Somaliland inuu isaga tegeyo dowlada federalka.

Maxamed-Cabdi-Xayir

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maxamed Cabdi Xayir Mobil