Dhegeyso: Maamulka Gobolka Shabelaha Hoose oo Sheegey In Isbedel Lagu Sameyn Doono Ciidamada Ku Sugan Gobolka

0
35

Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha Hoose C/fataax Xaaji Cabdulle oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay ka maamul ahaan in ay wadaan qorshe lagu bedelayo guud ahaan Ciidamada ku sugan Gobolka, si loo keeno Ciidamo cusub.

Wuxuu sheegay talaabadan oo ay garab ku siinayaan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka in ay wax badan ka bedeli doonto dhaq dhaqaaqa amni ee Gobolka.

Sidoo kale Guddoomiye Ku xigeenka ayaa sheegay ujeedka loo sameynayo isku dhafka Ciidamada Dowladda in ay tahay sidii loo wax looga qaban lahaa Isbaarooyinka aan xadidneyn, dhibaatooyinka lagula kaco Haweenka iyo Dagaal beeleedyada.

Cabdi Fataax Cabdulle

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdi Fataax Cabdulle Mobil