Dhegeyo: Xildhibaan Cabdirahmaan Faroole oo Eedeyn Usoo Jeediyey Golaha Shacabka

0
39

Xildhibaan Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud(Faroole) oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan Xaaladda Soomaaliya.

Waxaa uu eedayn kulul u jeediyey guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya oo uu sheegay in ay faro-gelin xooggan ku hayaan Dowlad Goboleedyada dalka,islamarkaana ay burburinayaan Nidaamka Federaalka Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in taasi ay tahay Nasiib daro weyn , islamarkaana hadda aan loo baahan yahay in dalka dib loo celiyo.

Cabdiraxmaan Faroole

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdiraxmaan Faroole Mobil