Mexey Salka ku Heysaa Joojinta Kaalmada Ay Mareykanka Ka Joojisey Ciidanka Dowlada

1
29

Mexey salka ku heysaa kaalmada uu mareykanka ka jooojiyey ciidamada xooga dalka somaliyeed si aan wax uga ogaano arimahaas ayaan waxaan wax ka weydiiney aqoonyahan Sheekh Nuur Abuukar Qaasin, Aqoonyahan Cabdulkhadir Shaam iyo agaasimaha radio wadajir ee atlanta georgia C/casiis Siidi.

1 COMMENT

Comments are closed.